Office of the Accountant General

Author name: Accountant General

Tababar Caalami ah oo Ku Saabsan Best Practice in Project Accounting for the Public Sector

Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka iyo Xiriirka Xisaabiyeyaasha Guud ee Afrika (AAAG) ayaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay tababar heer caalami ah oo ku saabsan “Best Practice in Project Accounting for the Public Sector.” Tababarka waxaa si rasmi ah u furay Xisaabiyaha Guud, waxaana ka qeyb galay Xisaabiyaha Guud ee Gobolka Banaadir, isuduweyaasha […]

Tababar Caalami ah oo Ku Saabsan Best Practice in Project Accounting for the Public Sector Read More »

Agaasimaha rasmiga ee waaxda Somali Financial Management Information System (SFMIS)

Waxaa maanta oo Isniin ah Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda ka dhacay tartan daahfuran loona qabtay howlwadeenada waaxda Somali Financial Management Information System (SFMIS) kaas oo lagu buuxinaayey booska agaasimaha oo banaan. Sidaa darteed waxaa ku soo baxay jagada agaasimaha waaxda SFMIS mudane Cabdiqadar Maxamed Jimcaale, oo noqon doona agaasimaha rasmiga ee waaxda. Waxaana u

Agaasimaha rasmiga ee waaxda Somali Financial Management Information System (SFMIS) Read More »

LABADA GOLE EE BAARLAMANKA JFS OO ANSIXIYAY XISAAB XIRKA SANAD MAALIYADEEDKA 2022.

Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka wuxuu u mahad celinayaa labada gole ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay xisaab xirka sanad maaliyadeedka 2022. Sidoo kale, waxaan u hambalyeyneynaa Xukuumadda Dan Qaran uu hogaamiyo Mudane Ra’iisul Wasaare Hamze Abdi Bare iyo Golihiisa Wasiiradda ee horey u ansixiyey xisaab xirka 2022.Xisaab xirka waxa uu ka mid yahay

LABADA GOLE EE BAARLAMANKA JFS OO ANSIXIYAY XISAAB XIRKA SANAD MAALIYADEEDKA 2022. Read More »

MADAXWEYNAHA JUBALAND OO CASUUMAY CASUUMAY XISAABIYAHA GUUD EE QARANKA.

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa casuumay Xisaabiyaha Guud ee Qaranka, Wasaaradda Maaliyadda Jubaland, Hantidhowrka Jubaland, Xisaabiyaha Guud ee Jubaland iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha ayaa si maqaam sare leh u soo dhaweeyay masuuliyiinta oo ugu horeeyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka mudane Abdirahman Mohamed Anas, soo dhaweyn ka dib waxaa layska wareystay xaaladaha

MADAXWEYNAHA JUBALAND OO CASUUMAY CASUUMAY XISAABIYAHA GUUD EE QARANKA. Read More »

WAFDI UU HOGGAAMINAAYO XISAABIYAHA GUU OO BOOQASHO KU TAGAY WASAARADDA MAALIYADDA JUBALAND.

Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Mudane Abdirahman Mohamed Anas iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo kulan booqasho iyo is barasho ah ku tagay Wasaaradda Maaliyadda Jubaland. Xisaabiyaha Guud waxaa soo dhaweyn iyo kulan isbarasho ah u sameyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jubaland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka Xisaabiyaha Guud oo ahaa

WAFDI UU HOGGAAMINAAYO XISAABIYAHA GUU OO BOOQASHO KU TAGAY WASAARADDA MAALIYADDA JUBALAND. Read More »

WAFDI BALAAN OO UU HOGGAAMINAAYO XISAABIYAHA GUUD EE QARANKA OO GAARAY MAGAALADA KISMAAYO.

Masuuliyiin uu hoggaaminaayo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Anas ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Jubaland. Wafdiga Xisaabiyaha Guud ee Qaranka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan kusoo dhaweeyey Xisaabiyaha Guud ee Jubaland, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Jubaland, Maxamuud Cabdi Axmed, qaar kamid ah Agaasime

WAFDI BALAAN OO UU HOGGAAMINAAYO XISAABIYAHA GUUD EE QARANKA OO GAARAY MAGAALADA KISMAAYO. Read More »

XISAABIYAHA GUUD EE QARANKA OO KORMEER SHAQO KU TAGAY WASAARADDA GAASHAANDHIGGA IYO TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA

Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas, ayaa maanta kormeer booqasho iyo indha-indheyn iskugu jira ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Xisaabiyaha waxaa halkaas ku soo dhaweeyeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Agaasimaha Guud iyo Hoggaanka Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Xisaabiyaha wuxuu indha-indheyn ku soo

XISAABIYAHA GUUD EE QARANKA OO KORMEER SHAQO KU TAGAY WASAARADDA GAASHAANDHIGGA IYO TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA Read More »

XISAABIYAHA GUUD EE DOWLADDA OO HORGEEYEY GOLAHA WASIIRADA JFS WARBIXINTA SANAD MAALIYADEEDKA 2022.

Muqdisho, Oktoobar 26, 2023; Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas, ayaa horgeeyey golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya warbixinta sanad maaliyadeedka 2022 oo ah mid ahmiyad gaar ah u leh dalka iyo nidaamka dhaqaalaha wadanka. Akhrin iyo falanqeyn dheer kadib golaha ayaa ansixiyey warbixinta xisaab xirka sanad maaliyadeedka 2022 ee uu soo gudbi Xisaabiyaha

XISAABIYAHA GUUD EE DOWLADDA OO HORGEEYEY GOLAHA WASIIRADA JFS WARBIXINTA SANAD MAALIYADEEDKA 2022. Read More »

KULANKA AQOONKORORSIGA HAY’ADAHA DOWLADDA

Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Anas ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray kulan aqoon kororsi ah kaasoo loo qabtay mas’uuliyiin ka socday hay’addaha kala duwan ee dowladda. Aqoon kororsigaan ayaa socon doono muddo hal isbuuca ah, waxaana lagu baran doonaa dhaqangelinta sharciga maareynta guud ee maaliyadda Iyo xeerka maareynta Guud ee maaliyadda gaar

KULANKA AQOONKORORSIGA HAY’ADAHA DOWLADDA Read More »

Scroll to Top