Tababar Caalami ah oo Ku Saabsan Best Practice in Project Accounting for the Public Sector
Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka iyo Xiriirka Xisaabiyeyaasha Guud ee Afrika (AAAG) ayaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay tababar heer caalami ah oo ku saabsan “Best Practice in Project Accounting for the Public Sector.” Tababarka waxaa si rasmi ah u furay Xisaabiyaha Guud, waxaana ka qeyb galay Xisaabiyaha Guud ee Gobolka Banaadir, isuduweyaasha […]