Muqdisho, Ogosto 05, 2023; Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Mudane Abdirahman Mohamed Anas, ahna Guddoomiyaha Guud ee Guddigga Maamulka Lacagaha Caddaanka ayaa shirgudoomiyey shirka guddiga.
Shirka waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha Guud ee Dakhliga, Agaasime Kuxigeenka Miisaaniyadda, iyo Xubno kale oo ka tirsan Xafiiska Xisaabiyaha Guud.
Shirka Maamulka Lacagaha Caddaanka waa shir bille ah laguna jaangooyo lacagaha cadddanka ah ee loo sii daynaayo Hay’adaha Dowladda, Shirka ayaa ku soo dhamaaday sidii loo qorsheeyey.







