Office of the Accountant General

Uncategorized

Agaasimaha rasmiga ee waaxda Somali Financial Management Information System (SFMIS)

Waxaa maanta oo Isniin ah Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda ka dhacay tartan daahfuran loona qabtay howlwadeenada waaxda Somali Financial Management Information System (SFMIS) kaas oo lagu buuxinaayey booska agaasimaha oo banaan. Sidaa darteed waxaa ku soo baxay jagada agaasimaha waaxda SFMIS mudane Cabdiqadar Maxamed Jimcaale, oo noqon doona agaasimaha rasmiga ee waaxda. Waxaana u […]

Agaasimaha rasmiga ee waaxda Somali Financial Management Information System (SFMIS) Read More »

LABADA GOLE EE BAARLAMANKA JFS OO ANSIXIYAY XISAAB XIRKA SANAD MAALIYADEEDKA 2022.

Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka wuxuu u mahad celinayaa labada gole ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay xisaab xirka sanad maaliyadeedka 2022. Sidoo kale, waxaan u hambalyeyneynaa Xukuumadda Dan Qaran uu hogaamiyo Mudane Ra’iisul Wasaare Hamze Abdi Bare iyo Golihiisa Wasiiradda ee horey u ansixiyey xisaab xirka 2022.Xisaab xirka waxa uu ka mid yahay

LABADA GOLE EE BAARLAMANKA JFS OO ANSIXIYAY XISAAB XIRKA SANAD MAALIYADEEDKA 2022. Read More »

Scroll to Top