Author name: Accountant General

XISAABIYAHA GUUD OO SHIRGUDOOMIYEY SHIR GAAR AH OO AY KA QEYB GALEEN XISAABIYEYAASHA IDMAN

Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Mudane Abdirahman Mohamed Anas ayaa shir-gudoomiyey shir gaar ah oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah Xisaabiyeyaasha idman ee ka howl gala garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, Dekedda Muqdisho iyo xarumaha kale ee Kastamyada. Shirka ayaa ahaa mid wax badan looga arrinsaday laguna kala tala qaatay shaqooyin hortabin u […]

XISAABIYAHA GUUD OO SHIRGUDOOMIYEY SHIR GAAR AH OO AY KA QEYB GALEEN XISAABIYEYAASHA IDMAN Read More »

SHIRKA GUDDIGA MAAMULKA LACAGAHA CADDAANKA

Muqdisho, Ogosto 05, 2023; Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Mudane Abdirahman Mohamed Anas, ahna Guddoomiyaha Guud ee Guddigga Maamulka Lacagaha Caddaanka ayaa shirgudoomiyey shirka guddiga. Shirka waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha Guud ee Dakhliga, Agaasime Kuxigeenka Miisaaniyadda, iyo Xubno kale oo ka tirsan Xafiiska Xisaabiyaha Guud. Shirka Maamulka Lacagaha Caddaanka

SHIRKA GUDDIGA MAAMULKA LACAGAHA CADDAANKA Read More »

Scroll to Top